Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
text
stringclasses
770 values
audio
audioduration (s)
0.77
36.7
Asalamu caleeykum sidee tahay.
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka.
Dadaal la?aan horumar ma jiro.
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho.
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah.
Dadaalku wuxuu keenayaa guul.
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiicig aah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh.
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan.
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad.
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara.
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah.
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn.
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho.
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo.
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan.
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah.
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan.
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah.
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan.
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna.
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah.
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto.
Daraasaddaan ayaa shaacisay caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin in xooluhu u daaqaan si tan-dhaaf ah marka la daajinayo iyo in la buuxdhaafiyo xerooyinka xoolaha.
Annaga oo qiimaynayna muhiimadda ay hirgalinta caymiska xooluhu u leedahay Soomaaliya.
Daraasaddan ayaa ogaatay in ay Soomaaliya ka jiraan hay?ado sharci iyo xarumo maamul oo ku shaqo leh arrimaha xoolaha.
Dedaal.
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga.
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh.
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka.
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo.
Dhismaha Maskaxda.
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin.
Dib u sharax fadlan.
Dibu-eegis daraasadeed oo qotadheer ayaan ku milicsanay dhigaallada duugaalka ah kadibna waxaan tagnay goobaha shaqada.
Annaga oo si dhammaystiran ugu kuurgalay nidaamka waxsoosaarka xoolaha ganacsiga iyo fursadaha caymiska xoolaha.
Diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin.
Diyaargarowga wanaagsan wuxuu furo uyahay guusha.
Dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh.
Dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda.
Dugsiga.
Dukumentiyada qaar ayaa laga helay kaydka Ruushka.
Dulqaad yeelo oo dadaal badan samee.
Dulqaadku waa furaha guusha.
Fadlan ha hadlin marka aan sharaxayo casharka.
Fadlan ha kasugin shaqada saaxiibkaa.
Aqoon.
Fadlan igu soo ogeysii haddii aad go'aansato.
Fadlan kala shaqeeya saaxiibkiin.
Fadlan la xiriir qofka mas uulka ah.
Fadlan siwanagsan u fiirsada casharka.
Fadlan ma igu celin kartaa.
Fahamka ayaa ka muhiimsan xifdinta.
Fahamka wanaagsan wuxuu ka muhiimsan yahay xifdiga.
Fahamku waa muhiim marka la barto cilmiga.
Falanqaynta xogihii la helay iyo aragtiyihii laga guntay daraasaddan ayaa laga hindisay talabixinahan siyaasadeed.
Falanqaynta xogta waxa loo adeegsaday hab xisaabeed cilmibaariseed oo ku habboon qaabdaraasadeedkan.
Aqoon la?aan waa iftiin la?aan.
Farsamada ciyaaraha casriga ah waxay sare u qaadday xawaaraha ciyaaraha.
Farsamo.
Fasal hagaagsan wuxuu ka caawiyaa ardayga waxbarashadiisa.
Fasalka dhexdiisa macallinku wuxuu sharxayaa cashar xiiso badan ardayduna si fiican ayay u dhageysanayaan.
Fasalka waa in uu ahaadaa mid nadaafadiisu fiican tahay.
Fasaxa xagaaga dadku waxay door bidaan inay xeebaha aadaan.
Fiidiyowga ciyaaraha waa nooc cusub oo madadaalo ah.
Fikradaha cusub waa muhiim waxbarashada.
Gaadiidka safarka loo isticmaalo waxay noqon karaan diyaarado tareenno ama dooman.
Ganacsigan qaybta ugu badan 90% waxa loo dhoofiyaa Bariga Dhexe gaar ahaan xilliyada Xajka.
Aqoonsi.
Garoonka kubadda cagta waa meel buuq badan marka kooxuhu ciyaarayaan.
Geedaha waxay u muuqdaan kuwo dhaadheer oo qurux badan.
Goorma ayay kulanku dhici doonaa.
Guusha ugu weyn waa midda ka dhalata dadaalka.
Guushaada adigaa iska leh.
Guushaada waxay kugu xiran tahay dadaalkaaga.
Guushaadu waxay ku xiran tahay shaqada aad qabatay.
Guushu ma timaado hal habeen waxay u baahan tahay dulqaad iyo halgan.
Guushu waa mid u timaadda kuwa sabra.
Ha baqin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa.
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan.
Ha cabirin walaaca ee xoogga saar dadaalkaaga.
Ha dayicin fursadahaaga.
Ha dhayalsan waxbarashadaada.
Ha ilaawin inaad maareeyso waqtigaaga.
Ha ilaawin inaad salaad tukato oo aad duceeysato intaana lagaarin.
Ha iloobin in guusha ay u timaado kuwa dadaala.
Ha iloobin inaa sooqabato shaqada guriga.
Ha iloobin inaad nasato si aad u hesho firfircooni.
Ha iloobin inaad nasato si maskaxdaadu u firfircoonaato.
Ha is barbar dhigin naftaada iyo qof kale.
Aqoontu waa awood.
Ha iska lumin waqti badan bilow hadda.
Ha isku hallayn wax yar ee wax badan baro.
Ha ka baqin imtixaanka ee isku diyaari si aad guul ugaarto.
Ha ka welwelin waxa aad waayi doonto ee xoogga saar waxa aad heli doonto.
Ha ka welwelin waxaan kuu soo bandhigi doonaa xalal fiican.
Ha lumin wakhti bilow shaqadaada.
Ha niyad jabin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa.
Ha niyad jabin rajadaadu ha ahaato mid sare.
Ha quusan hadaa wax qalado ee isku day mar kale.
Ha quusan haddii aad khalad sameyso ee wax ka baro qaladkaaga.
End of preview. Expand in Data Studio
README.md exists but content is empty.
Downloads last month
137