text
stringclasses 770
values | audio
audioduration (s) 0.77
36.7
|
---|---|
Asalamu caleeykum sidee tahay. | |
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka. | |
Dadaal la?aan horumar ma jiro. | |
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho. | |
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah. | |
Dadaalku wuxuu keenayaa guul. | |
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiicig aah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh. | |
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan. | |
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad. | |
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara. | |
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah. | |
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn. | |
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho. | |
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo. | |
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan. | |
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah. | |
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan. | |
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah. | |
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan. | |
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna. | |
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah. | |
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto. | |
Daraasaddaan ayaa shaacisay caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin in xooluhu u daaqaan si tan-dhaaf ah marka la daajinayo iyo in la buuxdhaafiyo xerooyinka xoolaha. | |
Annaga oo qiimaynayna muhiimadda ay hirgalinta caymiska xooluhu u leedahay Soomaaliya. | |
Daraasaddan ayaa ogaatay in ay Soomaaliya ka jiraan hay?ado sharci iyo xarumo maamul oo ku shaqo leh arrimaha xoolaha. | |
Dedaal. | |
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga. | |
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh. | |
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka. | |
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo. | |
Dhismaha Maskaxda. | |
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin. | |
Dib u sharax fadlan. | |
Dibu-eegis daraasadeed oo qotadheer ayaan ku milicsanay dhigaallada duugaalka ah kadibna waxaan tagnay goobaha shaqada. | |
Annaga oo si dhammaystiran ugu kuurgalay nidaamka waxsoosaarka xoolaha ganacsiga iyo fursadaha caymiska xoolaha. | |
Diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin. | |
Diyaargarowga wanaagsan wuxuu furo uyahay guusha. | |
Dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh. | |
Dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda. | |
Dugsiga. | |
Dukumentiyada qaar ayaa laga helay kaydka Ruushka. | |
Dulqaad yeelo oo dadaal badan samee. | |
Dulqaadku waa furaha guusha. | |
Fadlan ha hadlin marka aan sharaxayo casharka. | |
Fadlan ha kasugin shaqada saaxiibkaa. | |
Aqoon. | |
Fadlan igu soo ogeysii haddii aad go'aansato. | |
Fadlan kala shaqeeya saaxiibkiin. | |
Fadlan la xiriir qofka mas uulka ah. | |
Fadlan siwanagsan u fiirsada casharka. | |
Fadlan ma igu celin kartaa. | |
Fahamka ayaa ka muhiimsan xifdinta. | |
Fahamka wanaagsan wuxuu ka muhiimsan yahay xifdiga. | |
Fahamku waa muhiim marka la barto cilmiga. | |
Falanqaynta xogihii la helay iyo aragtiyihii laga guntay daraasaddan ayaa laga hindisay talabixinahan siyaasadeed. | |
Falanqaynta xogta waxa loo adeegsaday hab xisaabeed cilmibaariseed oo ku habboon qaabdaraasadeedkan. | |
Aqoon la?aan waa iftiin la?aan. | |
Farsamada ciyaaraha casriga ah waxay sare u qaadday xawaaraha ciyaaraha. | |
Farsamo. | |
Fasal hagaagsan wuxuu ka caawiyaa ardayga waxbarashadiisa. | |
Fasalka dhexdiisa macallinku wuxuu sharxayaa cashar xiiso badan ardayduna si fiican ayay u dhageysanayaan. | |
Fasalka waa in uu ahaadaa mid nadaafadiisu fiican tahay. | |
Fasaxa xagaaga dadku waxay door bidaan inay xeebaha aadaan. | |
Fiidiyowga ciyaaraha waa nooc cusub oo madadaalo ah. | |
Fikradaha cusub waa muhiim waxbarashada. | |
Gaadiidka safarka loo isticmaalo waxay noqon karaan diyaarado tareenno ama dooman. | |
Ganacsigan qaybta ugu badan 90% waxa loo dhoofiyaa Bariga Dhexe gaar ahaan xilliyada Xajka. | |
Aqoonsi. | |
Garoonka kubadda cagta waa meel buuq badan marka kooxuhu ciyaarayaan. | |
Geedaha waxay u muuqdaan kuwo dhaadheer oo qurux badan. | |
Goorma ayay kulanku dhici doonaa. | |
Guusha ugu weyn waa midda ka dhalata dadaalka. | |
Guushaada adigaa iska leh. | |
Guushaada waxay kugu xiran tahay dadaalkaaga. | |
Guushaadu waxay ku xiran tahay shaqada aad qabatay. | |
Guushu ma timaado hal habeen waxay u baahan tahay dulqaad iyo halgan. | |
Guushu waa mid u timaadda kuwa sabra. | |
Ha baqin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa. | |
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan. | |
Ha cabirin walaaca ee xoogga saar dadaalkaaga. | |
Ha dayicin fursadahaaga. | |
Ha dhayalsan waxbarashadaada. | |
Ha ilaawin inaad maareeyso waqtigaaga. | |
Ha ilaawin inaad salaad tukato oo aad duceeysato intaana lagaarin. | |
Ha iloobin in guusha ay u timaado kuwa dadaala. | |
Ha iloobin inaa sooqabato shaqada guriga. | |
Ha iloobin inaad nasato si aad u hesho firfircooni. | |
Ha iloobin inaad nasato si maskaxdaadu u firfircoonaato. | |
Ha is barbar dhigin naftaada iyo qof kale. | |
Aqoontu waa awood. | |
Ha iska lumin waqti badan bilow hadda. | |
Ha isku hallayn wax yar ee wax badan baro. | |
Ha ka baqin imtixaanka ee isku diyaari si aad guul ugaarto. | |
Ha ka welwelin waxa aad waayi doonto ee xoogga saar waxa aad heli doonto. | |
Ha ka welwelin waxaan kuu soo bandhigi doonaa xalal fiican. | |
Ha lumin wakhti bilow shaqadaada. | |
Ha niyad jabin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa. | |
Ha niyad jabin rajadaadu ha ahaato mid sare. | |
Ha quusan hadaa wax qalado ee isku day mar kale. | |
Ha quusan haddii aad khalad sameyso ee wax ka baro qaladkaaga. |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.