text
stringclasses
770 values
audio
audioduration (s)
0.77
36.7
dib ugu qor jumlada la bixiyey si kasii rasmi ah
qor jumalado kooban oo ku saabsan qof taariikhi ah oo la bixiyey
samee liis suaalo ah oo la xadhiidha mawduuc la bixiyey
Caqabadahan ayaa isugu jira dhibaatooyin deegaan oo la xiriira waxsoosaarka iyo caqabado ku salaysan ganacsiga xoolaha.
u samee hal kudheg badeecada lasiiyey
ukala saar qoraalkaan soo socdo mid ka mid ah labada qeybood ee dareenka toggan ama toban
kusoo koob cutubka jumlad
kadhig jumlada soo socota mid kooban
u bedel jumlada soo socota haa ama maya
ku bedel erayada hoosta ka xiiraqan erayo lamid ah
sax qalaadka naxwe ahaaneed ee jumlada
aqoonso nooca xadhiidhka ka dhaxeeyo labada eray ee jumlada
abuur jumlad wargelin ah oo sharxeysa erayga la bixiyey
dib u qor jumlada soo socota adoon badelin macnaha
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka.
maxaa kasoo baxay koodkaan
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay.
Casharku wuu xiiso badan yahay.
adkaysiga xoolaha ayaa weli ku suntay heer mahadho leh.
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan.
Cilmi baaris.wav.
Cilmi-baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa.
Cilmi-baaristu waa furaha hal-abuurka.
Cilmi-baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub.
Cilmi-nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda.
Cilmiga barashadiisu waa nolol.
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn.
Cirku waa mid aad u ballaaran oo aan xad lahayn. Xiddigaha cirka waxay iftiimayaan habeenkii.
Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi.
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan.
Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad.
Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka.
Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan.
Ciyaartoydu waxay ku tartamaan si ay ugu guuleystaan koobab kala duwan.
Codkaaga hoos u dhig.
Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh.
Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan.
Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan.
Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha.
Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu keenaa guul.