text
string | audio
audio |
---|---|
Kalluunka malahan xiribo uu ku daboolo. | |
Xayawaanka aanan seexanin waa Raha. | |
Xayawaanka ugu cimriga dheer waa malayga cirifka waqooyi. | |
Caaradu waxey leedahay 8 lugood. | |
Yeygu waxuu ka uriyaa ugaartiisa masaafo dhan 3.2 km. | |
Ninka ugu horeeyay ee duuliya dayax gacmeed Wuxuu ahaa Yuuri Gaagariin, dalka ruushka ayuuna u dhashay. | |
Waxa kaliya ee qofka indhoolaha ah uu arko waa riyada. | |
Wadankii ugu horeeyay ee soo saara sonkorta waa dalka Kuuba. | |
Xayawaanka istaaga ku seexda waa faraska. | |
Waxaan waligaa kaa haraynin waa camalkaada. | |
Waxaa la qoray farta soomaaliga 1972 dii. | |
Magaca saxda ee Ibnu Siinaa waxuu ahaay Xuseen binu Cabdulahi. | |
Khaalid binu Waliid wuxuu ku dhintay magaalada Ximis ee dalka Suuriya. | |
Dagaalki Tabuuk sanadki 9-aad ee hijriga ayuu dhacay. | |
khaliifyadi Cabaasiyiinta 37 khaliif ayey ahaayeen. | |
Boqortooyadi Saba dalka Yeman ayey ka dhisnayd. | |
Salaaxudiin Al-ayuubi waxuu ku aasan yahay magaalada dimishiq. | |
Nabigi boqorka wuxuu ahaay Nabi Suleymaan (CS). | |
Boqortooyadi nabi Suleymaan 40 sano ayey jirtay. | |
Saxaabigi sunta cabay aanan wax ku noqon wuxuu ahaa Khalid binu Walid. | |
Haweenaydii ugu horeysay ee shahiida waxay ahayd Sumaya bintu Qiyaad. | |
khilaafada Abuubakar Alsidiiq RC wuxuu haayay 3 sano. | |
Saxaabiga waligii aana tukan haddane Ehlu-janada kamidka ah waa Cumar binu Thabit. | |
Saxaabigi hogaaminayay dagaalkii Yarmuuk waa Khalid binu Waliid. | |
Suurada soo dagtay hal mar waa Ancaam. | |
Khaadimki nabi Muuse Wuxuu ahaa Yuushac. | |
Magaca samada koowaad Raafica ayaa la dhahaa. | |
Magaca samada labaad waa Maacuun. | |
Magaca saxda ee Imam Shafici Maxamad binu Idris binu Cabaas. | |
Khaliifkii islaamka ee ugu horeeyay waa Abuubakar Alsadiiq. | |
qofkiii ugu horeeyay ee seef ku dagaalama wuxuu ahaa nabi Ibraahim CS. | |
Nabiga naxariis nabadgalyo ha ahaadee waxuu galay 27 dagaal. | |
qofkii ugu horeeyay ee xirtay surwaal wuxuu ahaa nabi Ibraahim CS. | |
Masaajidkii ugu horeeyay ee Islaamka waa Masjidu Qubaa. | |
Masjidkii labaad ee islaamka waa Masjidka Nabiga CS. | |
Nabigi dilay Jaaluut waa Nabi Daauud CS. | |
Nabigii loo diray Madyan waa nabi Shucayb CS. | |
qofkiii ugu horeeyay ee sooma waa Nabi Aadam CS. | |
Sheeg Asxaabigii dhashay aabihiis oo 12 jir ah?Wuxu ahaa Cabdullaahi Bin Cumar Bin Caas Rc. | |
Dhaqtaradii ugu horeysay ee Islaamka waa Rufeydah Bintu Sacad. | |
Nabiga naxariis nabadgalyo ha ahaadee wuxu cumreestay 4 Jeer. | |
Magalaada Kuufa waxaa la aasaasay xiligii Cumar Bin Khadaab Rc. | |
Magalaada Kuufa waxaa aasaasay Sacad Bin Abii Waqaas. | |
Dagaalkii Qaadisiya wuxuu dhacay Sanadkii 14- aad ee Hijriyada. | |
Shirkii Midowga Afrika waxa lagu qabtay Soomaaliya sanadkii 1971-dii. | |
Dalalkii ku buuxiyey Xisaabta Eber waa Masar iyo Mesobotomiya. | |
Cuntada cunuga marka uu ku jiro caloosha hooyadiis waxay u martaa xudunta. | |
Muruqa ugu xoogga badan jirka Bini aadamka waa carabka | |
Xubinta ugu lafaha yar jirka Bini aadamka waa dhagaha | |
Tirakoob warbixin xogwareysi. | |
Faallo ka bixi sheeko gaaban. | |
Sii saddex talooyin oo ku saabsan sida loo joogteeyo caafimaadka.Sii saddex talooyin oo ku saabsan sida loo joogteeyo caafimaadka. | |
Sii sharraxaad ku saabsan ahmiyadda wax akhriska iyo qoraalka. | |
Faahfaahin sida loo sameeyo miisaaniyad shaqsiyeed. | |
Sii talooyin ku saabsan sida loo hagaajiyo xirfadaha hadalka dadweynaha. | |
Faahfaahi sida loo abuuro ganacsi guuleysta. | |
Sharax muhiimadda barashada luqado cusub. | |
Faahfaahi sida loo xalliyo khilaafaadka shaqada. | |
Sharax sida teknoolojiyadu u beddeshay waxbarashada. | |
Faahfaahi sida loo isticmaalo baraha bulshada si wax ku ool ah. | |
Sii faahfaahin ku saabsan sida looga faa'iideysto Caqligamacmalka AI ee ganacsiga. | |
Sharax faa'iidooyinka caafimaad ee socodka joogtada ah. | |
Sii talooyin ku saabsan sida loo ilaaliyo amniga macluumaadka online-ka. | |
Sharax faa'iidooyinka akhriska buugaagta. | |
Sharax sida loo horumariyo xirfadaha hoggaaminta. | |
Faahfaahi hababka loo maareeyo waqtiga si wax ku ool ah. | |
Sharax muhiimadda barashada xisaabta. | |
Sii faahfaahin ku saabsan sida loo sameeyo cunto caafimaad leh. | |
Sii talooyin ku saabsan sida loo daryeelo caafimaadka maskaxda. | |
Faa'iidooyinka jimicsiga joogtada ah. | |
Sida loo sameeyo miisaaniyad. | |
Habka sawir-qaadista. | |
Mabaadi'da aasaasiga ah ee xiriirka wax ku oolka ah. | |
Sida ay u shaqeyso teknoolojiyada blockchain. | |
Fahanka dulsaarka isku-darka. | |
Ilo tamareedka la cusboonaysiin karo. | |
Sida loo yareeyo raadadkaaga kaarboonka shakhsi ahaaneed. | |
Sharaxaadda sida loo sameeyo miisaaniyad. | |
Sharaxaadda geeddi-socodka sawir-qaadista. | |
Waa maxay caasimadda Soomaaliya? | |
Waa maxay luqadda rasmiga ah ee Soomaaliya? | |
Soomaaliya waa kuwee gobollada waaweyn? | |
Maxay tahay lacagta laga isticmaalo Soomaaliya? | |
Waa maxay cuntooyinka dhaqanka u ah Soomaaliya? | |
Waa maxay taariikhda muhiimka ah ee Soomaaliya? | |
Waa maxay dhaqamada soo jireenka ah ee Soomaaliya? | |
Maxay tahay faa'iidada juqraafi ahaaneed ee Soomaaliya? | |
Sheeg macnaha magaca Baakistaan? | |
waxaad sheegtaa magaalo ku yaasha, laba qaaradood dhaxdooda? | |
sheeg sanadki la-asaasay ururka ay ku mideysan yihiin dawlahada dhaxdhaxaadkaa? | |
Waxaad sheegtaa sanadki uu dhacay af-duubki diyaaradeed ee ugu horeeyay? | |
Sanadkee ayaa la bilaabay bixinta abaalmarinta Nobel peace prize? | |
Goorma ayaa la aasaasay ururka Midowga Afrika? | |
Halkee ayey ku yaashaa xarunta ururka midowga Africa? | |
Sanadkee ayuu mamnuucay dilka dalka Faransiiska? | |
Goorma ayaa la soo saaray raadiyaha? | |
Goorma ayaa la soo saaray shucaaca leyzarka? | |
Goorma ayaa la sameeyay hay'ada ururka Qaramada Midoobay oo qaabilsan Waxbarashada Seyniska iyo Dhaqanka oo loo soo gaabiyo yunesko? | |
Sheeg qofkii sameeyay bistoolada iyo sanadki la sameeyay? | |
Yaa hindisay telefoonka iyo sanadki la hindisay? |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.