text
string
audio
audio
Isii saddex talo caafimaad qabka jirka.
1. Cun cunto isku dheellitiran oo ay ku jiraan khudaar, miraha, borotiin, iyo carbohydrates caafimaad leh.
2. Samee jimicsi joogto ah sida socodka, orodka, ama dabaal si loo xoojiyo muruqyada iyo nidaamka wadnaha.
3. Cab biyo badan maalintii si jirku ugu shaqeeyo si habsami leh oo maqaarkuna u ahaado mid caafimaad leh"
Waa maxay saddexda midab ee asaasiga ah?Saddexda midab ee asaasiga ah waa casaan ama gaduud, buluug, iyo jaalle ama huruud. Midabadaan waxaa loogu yeeraa asaasi sababtoo ah lama abuuri karo iyadoo la isku darayo midabada kale, dhammaan midabada kalena waa lagu sameyn karaa iyadoo la isku darayo si kala duwan. Nidaamka midabada lagu daro, ee loo isticmaalo iftiinka, midabada asaasiga ah waa casaan, cagaar, iyo buluug (RGB).
Sharax qaab dhismeedka atamka.
borotonooyinka, nuyutaroonada, iyo iligtronooyinka. Qaab dhismeedka atamka waxaa lagu sharxi karaa inuu yahay nukliyeer xudunta ku yaal oo ku hareeraysan daruur iligtronooyin ah.
Sidee wasakhowga hawada loo yareyn karaa?
1. Yaree isticmaalka tamarta: Adigoo kaydinaya tamarta, waxaan yareyneynaa tirada wasakhda ay ku sii deynayaan warshadaha tamarta. Qaar ka mid ah siyaabaha lagu gaari karo waxaa ka mid ah: isticmaalka qalabka iyo nalka waxtarka leh, dahaadhida guryaha, iyo daminta nalalka iyo elektaroonigga marka aan loo baahnayn.
Iska dhig maareeyaha mashruuca ee shirkadda dhismaha. Sharax waqti aad qaadatay go'aan adag.
Sharax sababta xisaabinta soo socota ay ugu dhigantahay 1/4
Qor sheeko gaaban oo hab qiso qof saddexaad ah oo ku saabsan geesi kuwaas oo u baahan inuu go'aan muhiim ah ka gaaro xirfadiisa.
Qiimee jumladan qaladaadka higgaadinta iyo naxwaha.
Samee liis toban shay ah oo laga yaabo in qofku u baahdo safar xero
waxaa tahay caawiye xariif ah oo logu talagalay inoo caawiyo macalimiinta dugsiga sare inee la yimadan suaalaha fahamka aqriska
xisaabi xadiga lacagta ku jiro akoon bangi 100 $ debaaji ah iyo dulsaar ah 6 % sanad walba la isku daro
isii dulmar tifaaftiran oo ku saabsan qaabka adeega shabadaka
samee jadwal qeexaya taariikhda internetka
ku soo koob jumlada soo socota
isticmaal qeebaha soo socda ee mecnaha guud si aad uga jawaabto suaasha dhamaadka
sharax faaidooyinka iy khasaarooyinka siyaasada soo socota
u samee boostada akoonka warbaahinta bulshada si aad ugu hormariso badeecadda soo socota
hanad waxuu aaday dukaanka xayawaanka lagu iibiyo
u samee sharxaad shafo doorkaan soo socda
aqoonso nidaamka saxda ah ee marada soo socda
samee suaal sahmin si aad u cabirto qanacsanaanta macaamiisha
samee liis 10 xayawaan ah oo kala duban
soo jeedi fikrad wanaagsan sawir qaadista qoyska
u samee jawaab iimaylka macaamiilka ee kusaabsan arinta lacagta celinta
bixi 5 tilmaamood oo tilmaameyso xaywaan gaar ah
dib u habayn erayadaan si aad u abuurto jumlad dhameystiran
qor sheeko ku bilaabma jumlada soo socota
u bedel jumlada la bixiyey cod firfircoon
sharax sababta mowduuca la bixiyey oo muhiim u yahay
qeex cod shayga la siiyey
dib u qor jumlada la bixiyey adiga oo isticmaalaya kalmad ka duban balse la mid ah
u kala saar firkrada la bixiyey mid ahaan maanso sheeko ama hees
u samee cinwaan sifeynta soo socota
dib ugu qor jumlada la bixiyey si kasii rasmi ah
qor jumalado kooban oo ku saabsan qof taariikhi ah oo la bixiyey
samee liis suaalo ah oo la xadhiidha mawduuc la bixiyey
u samee hal kudheg badeecada lasiiyey
ukala saar qoraalkaan soo socdo mid ka mid ah labada qeybood ee dareenka toggan ama toban
kusoo koob cutubka jumlad
kadhig jumlada soo socota mid kooban
u bedel jumlada soo socota haa ama maya
ku bedel erayada hoosta ka xiiraqan erayo lamid ah
sax qalaadka naxwe ahaaneed ee jumlada
aqoonso nooca xadhiidhka ka dhaxeeyo labada eray ee jumlada
abuur jumlad wargelin ah oo sharxeysa erayga la bixiyey
dib u qor jumlada soo socota adoon badelin macnaha
maxaa kasoo baxay koodkaan
aqoonso xayawaanka soo socda
sharax saamenta karoona feyrusku ku lee yahay dhaqaalaha
waa maxay qaabka jiyoometri ee ka kooban 5 dhinac iyo 5 xagglo
samee garoon alaabta cusub iyo asal ka ah
kasamee sanad ku saabsan qoraxdda dabeecadda
dib u qor jumlada soo socota si ay ugu noqoto cod firfircoon
qor sheeko gaaban ku saabsan maalin nolosha ingineerka softiweer
waa maxay farqa u dhaxeeya fayruska iyo gooryaanka
u samee liis shay ah dalxiiska
soo hel isku dhufashada ugu hooseesa ee labada lambar
ukala saar qodobka la siiyey mid toggan ama mid toban
tilmaan sida jilayaasha soo socda ee buugga ugu muujiyaan tulucda saameynta wax ka qabashada ee awoodda
dib u qor jumlada soo socota si aad ugu fogaato qalad kasta oo macquul ah
waxa sheektaa labo siyaabod oo kala duban oo laga dhimo saboolnimada bulshada dhaxdeeda
sharaxaad ka bixi mowduucyada ku jira gabayga la bixiyey
isbar bardhig bisadaha iyo eyga
u kala saar qoraalkan inuu yahay mid khayaali ah ama mid aan khayaali ahayn
sharax wax maqalku ku saabsan yahay 1 ilaa 2 weedho
ka hel saddexdda qiyam ee ugu yar liiska la bixiyey
qor jumlado kooban oo ku saabsan xaalada hadda ay mowduuca hada la bixiyey
aqoonso labada jille ee ugu waa weyn tuduca la bixiyey
soo jeedi mawduucyo dood ah aan rasmi ahayn oo ku saabsan wadanka la bixiyey
sharax saameynta ay leedahay macluumaadka labixiyey
u bedel qoraalka soo socda liis
samee jumlad ka kooban erayada la bixiyey
samee liis shan shay oo caawin karo qof inoo xeran karo
sax weedha qalaad higaada ah ama naxwaha ah ee jumlada labixiyey
soo hel faraqa u dhaxeeya labada eray ee gaagaaban
qiimaha 5 qalin iyo 1 qalin waa 2.50$ halka qalinna iyo labada qalinna waa 1.85$
Gabay ku saabsan dabeecadda ku qor in ka yar 40 eray.
Liis garee 5 marxaladood oo horumar maskaxeed oo loogu talagalay socod baradka da'doodu tahay 1 ilaa 2 sano.
Sharax farqiga u dhexeeya su'aalaha furan iyo kuwa xiran.
U samee falanqaynta suuqa ee shirkad bilow ah oo ku taal goobta suuq-geynta dhijitaalka ah.
Ogow in jumlada la bixiyay ay tahay tusaale.
Qor sheeko ku saabsan wiil dhalinyaro ah oo booqday waddan shisheeye.
Liis garee 5 xeeladaha habaynta wanaagsan iyo maaraynta waqtiga.
Samee barnaamij xoqan oo soo saara tiro aan toos ahayn oo u dhaxaysa 0 iyo 100.
Sharax kala duwanaanshaha midabada uu telefishinku soo bandhigi karo.
Samee dood ku saabsan dhimista qashinka caagga ah.
Ku celi gelinta 5 jeer.
Soo koob muhiimadda sayniska xogta ee ganacsiga.
Qor gabay gaaban oo tilmaamaya qorrax dhaca.
Samee liis sifooyin la xidhiidha beerta xagaaga.
U diyaari qoraalka hoos ku qoran si aad u dhamaystirto jumlada soo socota
Abuur xaalad cusub oo ku saabsan guul cusub
Bixi 5 tusaale oo tibaaxo sarbeeb ah.
Samee liiska hawlaha wadista.
20 + 5 + 7 - 4 waa 28