Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
text
stringclasses
10 values
audio
audioduration (s)
6.87
14.3
Dagaalkii Dunida ee Koowaad wuxuu dhinaca galbeed ka joogsaday Nofember 1918 markii dawladda Jarmalku ay sidaa codsatay

Waxaana laysku raacay in shirweyne laysugu yimaaddo magaalada Baariis.Shirkii ka furmay magaalada Baariis Jannaayo 1919kii

waxa ka qayb galay dawladihii dagaalka ku guulaystay iyo wixii ayaga raacsanaa Inkastoo ulajeeddadii isii hore ay ahayd in uu noqdo shirweyne dawladaha

Shirkii Baariis dawladihii ka qayb galaywaxa dhab ahaantii go'aannadii ka soo baxay goyntooda lahaa saddex dawladood oo qura kuwaasoo ahaa: Ingiriiska, Faransiiska iyo Mareykanka

Heshiisyadaa lagu gaaray waxa gundhig u ahaa 14kii qodob ee uu soo jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Wilson 8dii Jannaayo, 1918kii

Qodobbadaasi waxay ka kala hadlayeen waxyaabo fara badan, siiba Yurub. waxaanse ka soo qaadanaynaa kuwii khusaynaayay adduunweynaha

Qodobka koowaad wuxuu cambaareynaayay heshiisyada qarsoodiga ah ee dawladuhu kala saxiixdaan

Qodobka 14aad wuxuu Wilson ku codsanaayay in la dhiso urur qarammada ka dhexeeya si ay qola kasta ha yaraato ama ha weynaatee ay u hesho madaxbannaani siyaasadeed

Qodobbadii uu Wilson soo jeediyey waxa ku jiray waxyaaba badan oo aad u raalli geliyay dadweynaha adduunka oo idil

Dadweynaha adduunka ku nooli kuma ay kalsoonayn madaxda reer Yurub oo siyaasaddoodu ku caanbaxday dal dhac iyo gumeysi

README.md exists but content is empty.
Downloads last month
98