text
string | audio
audio |
---|---|
Waxaad isiisaa xog ku saabsan isbuunyada? | |
Isbuunyadu waa cunto ka samaysan khudaar iyo hilib la kariyey oo lagu daray dhir udgoon. | |
Sheeg mid ka mid ah faaidooyin ka geela? | |
Geelu wuxuu leeyahay faa'iidooyin badan oo ay ka mid yihiin in uu yahay xayawaan adkaysi leh oo u adkeysan kara cimilada adag. | |
Sheeg labo sababood oo keena isbedelka cimilada. | |
Laba sababood oo keeni kara isbedelka cimilada waa wasakheynta hawada iyo jarista dhirta. | |
Maxaa muhiim ka dhigaya kaymaha? | |
Kaymuhu waa muhiim sababtoo ah waxay bixiyaan ogsajiin waxayna hoy u yihiin xayawaanka. | |
Sheeg hal faa’iido oo laga helo ciyaaraha? | |
Ciyaaraha waxay xoojiyaan is dhaxgalka iyo wada shaqaynta bulshada. | |
Maxay tahay sababta waxbarashada loogu baahan yahay? | |
waxbarashadu waa muhiim si loo helo aqoon iyo xirfado nolosha lagu horumarin karo. | |
Sidee bey jirdhis joogto ah u caawiyaa maskaxda? | |
Jirdhiska joogtada ah wuxuu yareeyaa walbahaarka wuxuuna xoojiyaa feejignaanta maskaxda. | |
Sheeg hal hab oo lagu yareeyn karo isticmaalka tamarta guryaha. | |
Hal hab oo lagu yareeyn karo isticmaalka tamarta waa in la isticmaalo nalal tamarta kaydiya. | |
Maxay muhiim u tahay in la ilaaliyo xayawaanka duurjoogta ah? | |
Xayawaanka duurjoogta ah waa muhiim maxaa yeelay waxay qeyb ka yihiin dheelitirka deegaanka. | |
Sheeg hal sabab oo biyaha baddu u dhaqdhaqaaqaan. | |
Biyaha baddu way dhaqdhaqaaqaan sababtoo ah dabaysha iyo kala duwanaanta heerkulka biyaha. | |
Maxay yihiin labada arrimood ee muhiim u ah caafimaadka ilkaha? | |
Labada arrimood ee muhiim u ah caafimaadka ilkaha waa cadayga joogtada ah iyo in la yareeyo cunista sonkorta. | |
Sheeg hal sabab oo looga fogaan karo cabista sigaar. | |
Cabista Sigaarka waxaa looga fogaan karaa in laga dheeraado waxyaabaha maanka dooriya oo dhan. | |
Maxaa sababa in biyo dhulka hoostiisa laga helo? | |
Biyaha dhulka hoostiisa ayaa laga helaa sababtoo ah roobabka oo biyaha u dhaqaajiya dhanka dhulka hoose. | |
Sheeg hal faa’iido oo laga helo qoraxda. | |
Qoraxda waxay jirka ka caawisaa soo saarista fitamiin D oo muhiim u ah lafaha. | |
Maxaa muhiim ka dhigaya ilaalinta nadaafadda cuntada? | |
Nadaafadda cuntadu waa muhiim si looga hortago infekshannada iyo sumowga cuntada. | |
Sheeg laba sababood oo kor u qaada tayada waxbarashada. | |
Labada sababood ee kor u qaada tayada Waxbarashadu waa macallimiin xirfad leh iyo agab waxbarasho oo tayo sare leh. | |
Sidee bay sayniska iyo teknoolojigu u beddeleen nolosha? | |
Sayniska iyo teknoolojigu waxay fududeeyeen isgaarsiinta daaweynta iyo wax soo saarka. | |
Sheeg hal sabab oo keenta in dadku ku noolaadaan deegaan nadiif ah. | |
Deegaan nadiif ah wuxuu ka hortagaa cudurrada iyo wasakhowga deegaanka. | |
Sheeg hal sabab oo muhiim u ah akhrinta wargeysyada ama wararka. | |
Akhrinta wararka waxay ka caawisaa qofka inuu la socdo dhacdooyinka dunida. | |
Maxay muhiim u tahay ilaalinta khayraadka dabiiciga ah? | |
Khayraadka dabiiciga ah waa muhiim in la ilaaliyo si jiilalka mustaqbalka ay uga faa’iideystaan. | |
Sheeg laba faa’iido oo laga helo isboortiga. | |
Laba faa’iido oo laga helo isboortiga waa hagaajinta caafimaadka iyo horumarinta xirfadaha bulsho. | |
Maxaa muhiim ka dhiga cabitaanka biyaha badan maalintii? | |
Cabitaanka biyaha badan wuxuu ka caawiyaa jirka inuu sifeyn ku sameeyo sunta isla markaana kor u qaado shaqada xubnaha. | |
Sidee bey duunyada dhaqaaluhu ugu faa'iidaystaan beeraleyda? | |
Duunyada dhaqaaluhu waxay siisaa beeraleyda caano hilib iyo dhaqaale dheeraad ah oo ay noloshooda kor ugu qaadaaan. | |
Sheeg laba sababood oo keena fatahaadaha. | |
Laba sababood oo keena fatahaadaha waa roobab aad u badan oo da'a iyo xannibaadda webiyada. | |
Maxay muhiim u tahay in la ilaaliyo duurjoogta? | |
Duurjoogta waa muhiim si loo ilaaliyo dheelitirka deegaanka iyo nooleyaasha kale. | |
Sheeg hal faa’iido oo laga helo akhriska buugaagta. | |
Akhriska buugaagtu wuxuu kobciyaa aqoonta iyo fikirka qofka. | |
Maxay tahay sababta loogu dhiirrigeliyo dhallinyarada waxbarashada? | |
Waxbarashadu waxay dhallinyarada siinaysaa fursado horumarineed iyo mustaqbal wanaagsan. | |
Sidee buu isboortigu u saameeyaa caafimaadka maskaxda? | |
Isboortigu wuxuu yareeyaa walbahaarka wuxuuna kor u qaadaa farxadda maskaxda. | |
Sheeg hal sabab oo ay muhiim u tahay ilaalinta deegaanku. | |
Ilaalinta deegaanku waxay suurtagelisaa nolol waarta oo jiilasha dambe faa’iido u leh. | |
Maxaa loogu baahan yahay in la helo biyo nadiif ah? | |
Biyo nadiif ah ayaa muhiim u ah caafimaadka iyo ka hortagga cudurrada. | |
Sheeg laba sababood oo kor u qaada caafimaadka jirka. | |
Laba sababood oo kor u qaada caafimaadka jirka waa cunto caafimaad leh iyo jimicsi joogto ah. | |
Maxaa muhiim ka dhiga ilaalinta dhirta? | |
Dhirta waxay bixisaa ogsajiin waxayna ka hortagtaa nabaad guurka dhulka. | |
Sheeg hal sabab oo uu roobku muhiim u yahay. | |
Roobku wuxuu muhiim u yahay inuu waraabiyo dhirta iyo beeraha. | |
Sidee bay tamarta qoraxdu faa’iido ugu leedahay nolosheena? | |
Tamarta qoraxdu waxay bixisaa tamar nadiif ah oo deegaanka u roon. | |
Sheeg hal faa’iido oo laga helo safarada. | |
Safaradu waxay furaan fursado cusub oo waxbarasho iyo waayo-aragnimo. | |
Maxaa sababa cudurrada faafa? | |
Cudurrada faafa waxaa sababa bakteeriyo fayrasyo iyo nadaafad xumo. | |
Sheeg laba arrimood oo muhiim u ah nadaafadda gaarka ah. | |
Laba arrimood oo muhiim u ah nadaafadda gaarka ah waa gacmo dhaqid joogto ah iyo cadayasho. | |
Maxay tahay sababta loogu baahan yahay iscaawinta bulshada? | |
Iscaawinta bulshadu waxay xoojisaa midnimada iyo horumarka dadweynaha. | |
Sheeg hal sabab oo muhiim u ah ilaalinta dhaxalka dhaqanka. | |
Ilaalinta dhaxalka dhaqanku waxay suurtagelisaa in la ilaaliyo aqoonsiga iyo taariikhda bulshada. | |
Maxaa keena dabeylaha xoogan? | |
Dabeylaha xooggan waxaa keena farqiga cadaadiska hawada meelaha kala duwan. | |
Sheeg laba faa’iido oo laga helo xoolaha nool? | |
Laba faa’iido oo laga helo xoolaha nool waa caano iyo hilib. | |
maxay muhiim u tahay in la barto xirfadaha farsamada? | |
Xirfadaha farsamadu waa muhiim si loo helo shaqooyin iyo horumar dhaqaale. | |
Sidee bay bulshada ugu faa'iidaan barnaamijyada wacyigelinta? | |
Barnaamijyada wacyigelinta waxay bulshada ka caawiyaan in ay helaan aqoon iyo isbedel togan. | |
Sheeg laba sababood oo keena daadad? | |
Laba sababood oo keena daadad waa roobab xooggan iyo burburka nidaamyada biyaha. | |
Maxay tahay sababta looga fogaado cuntooyinka la warshadeeyo? | |
Cuntooyinka la warshadeeyo waxay leeyihiin maaddooyin waxyeelo u leh caafimaadka sida sonkorta badan iyo dufanka. | |
Sheeg hal faa’iido oo laga helo isticmaalka tamarta dabaysha. | |
Tamarta dabaysha waxay bixisaa tamar nadiif ah oo deegaanka u roon. | |
Maxay muhiim u tahay in la daryeelo caafimaadka maskaxda? | |
Maskaxda daryeelkeedu wuxuu yareeyaa walbahaarka wuxuuna xoojiyaa awoodda fikirka iyo xalinta dhibaatooyinka. | |
Sheeg hal sabab oo muhiim u ah isticmaala biyaha nadiifta ah. | |
Biyaha nadiifta ah waa muhiim si looga hortago cudurrada faafa. | |
Maxaa keena isbeddelka cimilada? | |
Isbeddelka cimilada waxaa keena wasakheynta hawada iyo yareynta dhirta. | |
Sheeg laba arrimood oo muhiim u ah ilaalinta caafimaadka guud. | |
Laba arrimood oo muhiim u ah ilaalinta caafimaadka guud waa cunista cuntooyinka caafimaadka leh iyo jimicsiga joogtada ah. |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.