text
string
audio
audio
Isku day inaad wax badan ka barato waayo aragnimada dadka kale
Iyadu la mid ma aha qof kale waa ubaxii qalbigayga iyo udgoontii noloshayda gacalisadeyda iyo dalkayga
Jaamacadaha waa meelaha ugu muhiimsan ee lagu barto aqoon sare
Jaamacaddu waa goob lagu kobciyo cilmi iyo xirfad
Jaamacaddu waa meel lagu kobciyo kartida qofka
Jacaylka dhabta ah wuxuu kobciyaa kalsoonida labada qof
Jacaylka dhabta ah wuxuu u baahan yahay dulqaad iyo kalsooni
Jacaylku waa dareen aad u qoto dheer oo dadka isu keena
Jadwal samayso si aad si fiican ugu diyaargarowdo imtixaanka
Ka fiirso sida aad uga jawaabeyso su aalaha
Kaalmooyinka waxay ku timaaddaan si isdaba joog ah
Kadib wakhtiga nasashada carruurtu waxay ku ciyaarayaan barxadda iyaga oo qosol iyo farxad ka muuqato
Kalsoonidaadu ha ahaato mid sare
Karinta hilibka waxay u baahan tahay shiilid dubid ama in lagu kariyo biyo
Karti la aan shaqo qabashadu waxay horseedaa dib u dhac
Kartida hoggaamintu waxay faa iido u tahay horumarka shaqada
Kartidu waxay noqotaa mid awood leh marka si joogto ah loo adeegsado
Keliya waxaad u baahan tahay inaad si fiican isu diyaariso
Kow Laba Saddex Afar Shan Lix Toddoba Sideed Sagaal Toban
Ku celceli si aad u xasuusato
Ku celcelinta badan waxay kaa caawinaysaa inaad fahanto wax badan
Ku dadaal inaad wax badan barato
Kubadda cagtu waa cayaar aad loo jecel yahay caalamka oo dhan
Kubadda miiska waa ciyaar loogu talagalay feejignaanta
Kubadda oo la isla ciyaaro waa mid aad u xiiso badan
Kubbadda gacanta waa mid ka mid ah cayaaraha xiisaha leh
La shaqaynta dad wanaagsan waxay sare u qaadaa dhiirigelinta
Lamaanaha is jecel waxay wadaagaan farxada iyo murugada
Lammaanaha is jecel waxay jeclaystaan inay waqti badan wada qaataan
Ma garanaysaa meel fiican oo aan ka soo iibsan karo waxyaabo
Ma heli karaa waqti dheeraad ah
Ma ii sharxi kartaa mar kale
Ma ii sheegi kartaa waxyaabo dheeri ah
Ma isticmaali karaa qalimaankaaga
Ma isticmaali karnaa buugaagta
Ma jiraan waxyaabo cusub oo aad ka shaqeysay
Ma jiro qof aqoontaada kaa qaadi kara waa hantidaada ugu qaalisan
Ma raacaysaa qorshaha cusub
Ma rabtaa inaad tagto goobta ugu wanaagsan ee lagu cunteeyo
Ma taqaan cid si fiican uga warqabta arrinkan
Ma waxaad rabtaa inaad ka qaybqaadato hawshan
Ma waxaad u baahan tahay caawimaad dheeraad ah
Ma waxaad u baahan tahay inaad wax badan barato
Ma_rabtaa_inaad_maalintaada_ila_wadaagto_
Maalin kasta baro wax cusub
Maalin kasta shaqo qabashadu waa dariiqa guusha
Maalin kasta waxaan isku dayaa in aan barto wax cusub
Maanta dadaal si aad berri u nasto
Maanta hal wax baro si eey bari kuu anfacdo
Maanta sidee tahay Iska warran Maxaa jira Sidee caafimaadkadu yahay
Maanta sidee tahay
Maanta waxaan la kulmay dad cusub oo xiiso leh
Macallimiintu waa aasaaska horumarka bulshada
Macallimiintu waa laf dhabarka waxbarashada
Macallimiintu waxay kordhin doonaan tayada waxbarashada
Macallin imisa daqiiqo ayaa noo hartay
Macallin su’aal baan qabaa
Macallin waan fahmay casharka
Macallinka wanaagsan wuxuu awood u leeyahay inuu beddelo nolosha ardaygiisa
Macallinkii sannadkii hore na baray wuxuu sheegay inaan wax weyn mustaqbalka noqon karno
Macallinku waa aabbe labaad
Macallinku waa abuuraha aragtida mustaqbalka
Macallinku waa astaan aqooneed
Macallinku waa birta xajiya akhlaaqda ardayda
Macallinku waa dhaxal sugaha cilmiga
Macallinku waa dhaxalka bulshada
Macallinku waa garabka ardayga
Macallinku waa hagaha aqoon kororsiga
Macallinku waa hagaha aqoonta ardayga
Macallinku waa hage baraya iyo dhiirigeliye
Macallinku waa halbolaha waxbarashada
Macallinku waa hogaamiye
Macallinku waa hoggaamiyaha maskaxda ardayga
Macallinku waa iftiinka aqoonta
Macallinku waa isha horumarka
Macallinku waa ka dhisa maskaxda bulshadeena
Macallinku waa kabaha aqoonta
Macallinku waa kan hagaya jiilka mustaqbalka soo bixi dono
Macallinku waa kan horseeda waxbarashada wanaagsan
Macallinku waa kan kiciya dareenka wax barasho
Macallinku waa laf dhabarta waxbarashada
Macallinku waa maamulaha tacliinta ardada
Macallinku waa macallin walaal iyo hage
Macallinku waa maskax furaha ardayga
Macallinku waa midka haga nolosha ardayda
Macallinku waa milkiilaha suugaanta aqoonta
Macallinku waa milkiilaha tacliinta iyo hagaha ubadaka soo koraa
Macallinku waa muraayadda ardayga
Macallinku waa qof u heellan waxbaridda ardadiisa
Macallinku waa qofka dhisa maskaxda cusub
Macallinku waa qofka dhisa mustaqbalka ardayga
Macallinku waa qofka kobciya maskaxda ardayda
Macallinku waa qofka ugu saameynta badan bulshada
Macallinku waa saaxiibka barashada
Macallinku waa saldhigga horumarka bulshada
Macallinku waa shaqsiga ugu muhiimsan bulshada
Macallinku waa tiirka aqoonta
Macallinku waa tusaale iftiin u ah ardayga
Macallinku waa tusaale lagu daydo
Macallinku waa xudunta waxbarashada Macallinku waa muraayadda cilmi kororsiga