text
string | audio
audio |
---|---|
Aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso | |
Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto | |
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan | |
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka | |
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho | |
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan | |
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan | |
Aqoontu waa awood | |
Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin | |
Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare | |
Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono | |
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub | |
Ardaydu waxay hadda ku guda jiraan diyaarinta shaqo guriga | |
Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka | |
Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore | |
Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha | |
Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta | |
Ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh | |
Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub | |
Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka | |
Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho | |
Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka | |
Ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego Ardaygu waa qof firfircoon Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto | |
Ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada | |
Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo Ardaygu waa aragtida berrito Ardaygu waa dhaxalka ummadda | |
Ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro Ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga Ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona Ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo | |
Ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub | |
Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada Ardaygu waa qof jecel horumarka Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha | |
Ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka Ardaygu waa qofka bulshada hagi doona Ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka Ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii | |
Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub Ardaygu waa mustaqbal ifaya Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago | |
Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub Ardaygu waa qof wax dhisa | |
Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya | |
Ardaygu waacuriyaha cilmi baarista Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe | |
Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray | |
Asalamu caleeykum sidee tahay | |
Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo | |
Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka | |
Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah | |
Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan | |
Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn | |
Barashada saynisku waa muhiim | |
Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya | |
Biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon | |
Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta | |
Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la’aan | |
Buugaag tiina kala fura | |
Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada | |
Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa | |
Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga | |
Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan | |
Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa | |
Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada | |
Buuggii wuu akhriyay | |
Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada | |
Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena | |
Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad | |
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka | |
Carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka | |
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay | |
Casharku wuu xiiso badan yahay | |
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan | |
Cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa | |
Cilmi baaristu waa furaha hal abuurka | |
Cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub | |
Cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda | |
Cilmiga barashadiisu waa nolol | |
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn | |
Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi | |
Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad | |
Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka | |
Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan | |
Codkaaga hoos u dhig | |
Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh | |
Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan | |
Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan | |
Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha | |
Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul | |
Dadaal la’aan horumar ma jiro | |
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho | |
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah | |
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh | |
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan | |
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad | |
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara | |
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah | |
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn | |
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo | |
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan | |
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah | |
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan | |
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah | |
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan | |
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna | |
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah | |
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto | |
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga | |
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh | |
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka | |
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo | |
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.