Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
audio
stringlengths
92
149
transcription
stringlengths
28
85
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Bakteeriyada_xun_waxay_sababi_kartaa_shuban.wav
Bakteeriyada xun waxay sababi kartaa shuban.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Biyo_cabitaanka_badan_wuxuu_kaa_caawinayaa_in_jirkaaga_uu_si_fiican_u_shaqeeyo.wav
Biyo cabitaanka badan wuxuu kaa caawinayaa in jirkaaga uu si fiican u shaqeeyo.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caabuqa_sanbabadu_wuxuu_sababi_karaa_neef-qabad_daran.wav
Caabuqa sanbabadu wuxuu sababi karaa neef-qabad daran.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caafimaadka_maskaxdu_wuxuu_muhiim_u_yahay_farxadda.wav
Caafimaadka maskaxdu wuxuu muhiim u yahay farxadda.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caafimaadka_wanaagsan_wuxuu_u_baahan_yahay_cunto_nafaqo_leh_iyo_jimicsi_joogto_ah.wav
Caafimaadka wanaagsan wuxuu u baahan yahay cunto nafaqo leh iyo jimicsi joogto ah.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cudurrada_faafa_waxay_u_baahan_yihiin_tallaal_si_looga_hortago.wav
Cudurrada faafa waxay u baahan yihiin tallaal si looga hortago.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_barootiinka_waxay_xoojisaa_murqaha.wav
Cunista barootiinka waxay xoojisaa murqaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_cunto_dheellitiran_waxay_muhiim_u_tahay_caafimaadka_jirka_iyo_maskaxda.wav
Cunista cunto dheellitiran waxay muhiim u tahay caafimaadka jirka iyo maskaxda.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_kalluunka_waxay_caawisaa_xoojinta_maskaxda.wav
Cunista kalluunka waxay caawisaa xoojinta maskaxda.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_kalluunka_waxay_faa鈥檌ido_u_leedahay_maskaxda_iyo_wadnaha.wav
Cunista kalluunka waxay faa鈥檌ido u leedahay maskaxda iyo wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_liinta_iyo_mooska_waxay_bixiyaan_potassium_muhiim_u_ah_wadnaha.wav
Cunista liinta iyo mooska waxay bixiyaan potassium muhiim u ah wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_sokorta_badan_waxay_keeni_kartaa_sonkorow.wav
Cunista sokorta badan waxay keeni kartaa sonkorow.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cuntada_dabiiciga_ah_waxay_ka_fiican_tahay_midda_la_warshadeeyey.wav
Cuntada dabiiciga ah waxay ka fiican tahay midda la warshadeeyey.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_xad-dhaafka_ah_waxay_sababtaa_cayil.wav
Cunista xad-dhaafka ah waxay sababtaa cayil.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cuntooyinka_Omega-3_leh_waxay_yareeyaan_bararka_jirka.wav
Cuntooyinka Omega-3 leh waxay yareeyaan bararka jirka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Daalka_badan_wuxuu_keenaa_hoos_u_dhac_ku_yimaada_difaaca_jirka.wav
Daalka badan wuxuu keenaa hoos u dhac ku yimaada difaaca jirka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Dawooyinka_waa_in_loo_isticmaalo_sida_dhakhtarku_u_qoray.wav
Dawooyinka waa in loo isticmaalo sida dhakhtarku u qoray.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Daaweynta_degdegga_ah_ee_cudurrada_waxay_ka_hortagtaa_dhibaatooyin_kale_oo_caafimaad.wav
Daaweynta degdegga ah ee cudurrada waxay ka hortagtaa dhibaatooyin kale oo caafimaad.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Dufanka_xad-dhaafka_ah_wuxuu_kordhiyaa_halista_wadna_xanuunka.wav
Dufanka xad-dhaafka ah wuxuu kordhiyaa halista wadna xanuunka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Fadhi_badan_waxa_uu_sababi_karaa_cudurada_wadnaha.wav
Fadhi badan waxa uu sababi karaa cudurada wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Fuuqbaxa_jirka_wuxuu_sababi_karaa_daal_iyo_madax_xanuun.wav
Fuuqbaxa jirka wuxuu sababi karaa daal iyo madax xanuun.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_badan_waxay_caawisaa_soo_kabashada_jirka.wav
Hurdo badan waxay caawisaa soo kabashada jirka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_ku_filan_waxay_hagaajisaa_caafimaadka_maskaxda_iyo_jirka.wav
Hurdo ku filan waxay hagaajisaa caafimaadka maskaxda iyo jirka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_la'aantu_waxay_waxyeeleysaa_xusuusta_iyo_feejignaanta.wav
Hurdo la'aantu waxay waxyeeleysaa xusuusta iyo feejignaanta.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Iska_hubinta_caafimaadka_joogtada_ah_waxay_kaa_caawinaysaa_ogaanshaha_cudurrada.wav
Iska hubinta caafimaadka joogtada ah waxay kaa caawinaysaa ogaanshaha cudurrada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsiga_aerobic_wuxuu_caawiyaa_neefsashada_iyo_wadnaha.wav
Jimicsiga aerobic wuxuu caawiyaa neefsashada iyo wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsiga_joogtada_ah_wuxuu_yareeyaa_halista_cudurrada_wadnaha.wav
Jimicsiga joogtada ah wuxuu yareeyaa halista cudurrada wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsigu_wuxuu_caawiyaa_xoojinta_wadnaha_iyo_muruqyada.wav
Jimicsigu wuxuu caawiyaa xoojinta wadnaha iyo muruqyada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jirkaagu_wuxuu_u_baahan_yahay_qorrax_si_uu_u_helo_fitamiin_D.wav
Jirkaagu wuxuu u baahan yahay qorrax si uu u helo fitamiin D.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Ka_fogaanshaha_stress-ka_wuxuu_caawiyaa_caafimaadka_wadnaha.wav
Ka fogaanshaha stress-ka wuxuu caawiyaa caafimaadka wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Malaariyadu_waxay_ku_faaftaa_qaniinyada_kaneecada.wav
Malaariyadu waxay ku faaftaa qaniinyada kaneecada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_gacmaha_waxay_ka_hortagtaa_cudurrada_faafa.wav
Nadaafadda gacmaha waxay ka hortagtaa cudurrada faafa.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_ilkaha_waxay_ka_hortagtaa_caabuqa_cirridka.wav
Nadaafadda ilkaha waxay ka hortagtaa caabuqa cirridka.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_jirku_waa_lama_huraan.wav
Nadaafadda jirku waa lama huraan.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_jirka_waa_muhiim.wav
Nadaafadda jirka waa muhiim.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_musqusha_waxay_muhiim_u_tahay_ka_hortagga_infekshannada.wav
Nadaafadda musqusha waxay muhiim u tahay ka hortagga infekshannada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_shakhsiga_ah_waxay_ka_hortagtaa_cudurrada_faafa.wav
Nadaafadda shakhsiga ah waxay ka hortagtaa cudurrada faafa.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Neefsashada_hawo_nadiif_ah_waxay_caawisaa_caafimaadka_sambabada.wav
Neefsashada hawo nadiif ah waxay caawisaa caafimaadka sambabada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Qofka_qaba_dhiig_karka_waa_inuu_yareeyaa_cuntooyinka_milixda_leh.wav
Qofka qaba dhiig karka waa inuu yareeyaa cuntooyinka milixda leh.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Sigaar_cabista_waxay_halis_gelisaa_sambabada_iyo_wadnaha.wav
Sigaar cabista waxay halis gelisaa sambabada iyo wadnaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Sonkorta_xad-dhaafka_ah_waxay_sababi_kartaa_miisaan_koror.wav
Sonkorta xad-dhaafka ah waxay sababi kartaa miisaan koror.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Stress-ka_badan_wuxuu_saameyn_xun_ku_yeelan_karaa_caafimaadkaaga.wav
Stress-ka badan wuxuu saameyn xun ku yeelan karaa caafimaadkaaga.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_C_wuxuu_caawiyaa_bogsashada_nabarrada.wav
Vitamin C wuxuu caawiyaa bogsashada nabarrada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_D_waxa_uu_muhiim_u_yahey_lafaha_si_ay_u_adkaadaan.wav
Vitamin D waxa uu muhiim u yahay lafaha si ay u adkaadaan.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_E_wuxuu_caawiyaa_dib_u_cusbooneysiinta_unugyada.wav
Vitamin E wuxuu caawiyaa dib u cusbooneysiinta unugyada.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-biyo_cabka_badan_waa_muhiim_si_jirku_u_ahaado_mid_caafimaad_qaba.wav
Biyo cabka badan waa muhiim si jirku u ahaado mid caafimaad qaba.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-cabista_caanaha_waxay_xoojiyaan_lafaha.wav
Cabista caanaha waxay xoojiyaan lafaha.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-sonkorowgu_wuxuu_u_baahan_yahay_xakameyn_cunno_iyo_jimicsi.wav
Sonkorowgu wuxuu u baahan yahay xakameyn cunno iyo jimicsi.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-鈥ukaanada_qaba_xanuunada_dhuuxa_waa_in_si_taxadar_leh_loo_maareeyo_daawooyinkooda.wav
Bukaanada qaba xanuunada dhuuxa waa in si taxadar leh loo maareeyo daawooyinkooda.
/content/drive/My Drive/codad/LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-鈥unista_khudaarta_iyo_miraha_waxay_xoojiyaan_difaaca_jirka.wav
Cunista khudaarta iyo miraha waxay xoojiyaan difaaca jirka.
README.md exists but content is empty.
Downloads last month
35